Robbinsdale Area Schools

School Start Times Update

Desplácese hacia abajo para leer en español
Hoos u rog si aad ugu akhriso Soomaali
 

Dear Robbinsdale Area Schools Families,

For the past several years, members of the School Board have discussed whether or not the District should consider changing the school start times. They have explored both the benefits of a shift and the impact it could have on students, families and staff. 

The primary goal was to move high schools to a later start time without incurring additional transportation costs.

During Monday’s School Board meeting, the Board voted 5-2 to change school start times. There has not been a decision about which school year this will begin.

A list of projected times for each school can be found on the district website. In general, new school start and end times will be:

  • Elementary - 7:45 a.m. to 2:05 p.m.
  • High school - 8:35 a.m. to 3:25 p.m.
  • Middle school - 9:20 a.m. to 4:05 p.m.

We are developing a School Start Time Steering Committee that will lead the work through a subcommittee process. Once we return from winter break, the subcommittee groups will begin discussions and gather feedback on the work ahead of us. 

Please know the Board was engaged in a comprehensive process to reach the start time decision. Surveys were sent to families, secondary students and staff; ‘World Cafe’ community discussions were held; an advisory committee was formed; and student voice was heard - including that of SABE (Student Advisory to the Board of Education).

This change aligns with the Board’s goals - and brings a potential annual savings of more than $75,000 in transportation costs. The District also received approval from the School Board last night to get quotes for transportation services - once this process is complete, the District and Board will decide in the spring when the new start times will begin. 

Thank you for your continued partnership as we strive to meet the social-emotional needs of our students with a commitment to academic excellence for all.
 

Sincerely,

Dr. Stephanie Burrage
Interim Superintendent
Robbinsdale Area Schools

Share feedback
 


Español

8 de diciembre de 2020

Estimadas familias de las Escuelas del área de Robbinsdale:

Durante los últimos años, los miembros de la Junta directiva escolar han conversado sobre si el Distrito debería considerar cambiar el horario de inicio de clases o no. Han explorado tanto los beneficios de un cambio como el impacto que podría tener en los estudiantes, las familias y el personal.

El objetivo principal era hacer que las escuelas preparatorias tuvieran un horario de inicio de clases más tarde sin incurrir en costos adicionales de transporte.

Durante la reunión de la Junta directiva del lunes, la Junta votó 5-2 para cambiar los horarios de inicio de clases. No se ha tomado una decisión aún sobre el año escolar en que comenzará este cambio.

En el sitio web del distrito se puede encontrar una lista de los tiempos proyectados para cada escuela. En general, las nuevas horas de inicio y salida serán:

  • Primaria - 7:45 a.m. a 2:05 p.m.
  • Preparatoria - 8:35 a.m. a 3:25 p.m.
  • Intermedia - 9:20 a.m. a 4:05 p.m.

Estamos desarrollando un Comité directivo de horario de inicio de clases que dirigirá el trabajo mediante un proceso de subcomités. Una vez que regresemos de las vacaciones de invierno, los subcomités comenzarán las conversaciones pertinentes y recopilarán comentarios sobre el trabajo que tenemos por delante.

Por favor tengan en cuenta que la Junta directiva participó en un proceso integral para tomar la decisión de cambiar el horario de inicio de clases. Se enviaron encuestas a familias, a estudiantes de la preparatoria y al personal del distrito, se llevaron a cabo debates comunitarios del estilo "Café comunitario"; se formó un comité asesor y se escuchó la voz de los estudiantes, incluida la del Consejo estudiantil para la Junta de educación (SABE, por sus siglas en inglés).

Este cambio se alinea con los objetivos de la Junta directiva y genera ahorros anuales potenciales de más de $75.000 en costos de transporte. El Distrito también recibió la aprobación de la Junta directiva ayer a la noche para obtener cotizaciones para los servicios de transporte. Una vez que este proceso esté completo, el Distrito y la Junta directiva decidirán en la primavera cuándo comenzarán los nuevos horarios de inicio de clases.

Gracias por colaborar continuamente con nosotros, mientras nos esforzamos en satisfacer las necesidades sociales y emocionales de nuestros estudiantes comprometiéndonos con una excelencia académica para todos.
 

Atentamente,

Dra. Stephanie Burrage
Superintendenta interina
Escuelas de área de Robbinsdale 

Dejar comentarios 
 


Soomaali

Disembar 8, 2020

Qoysaska Qaaliga ah ee Dugsiyada Aagga Robbinsdale,

Dhowrkii sano ee la soo gudbay, xubnaha Guddiga Dugsiga ayaa ka wada hadlay haddii Degmadu ay tixgelinayso iyo in kale wax ka beddelka waqtiyada bilowga dugsiga. Waxay baareen labadaba faa'iidooyinka isbeddelka iyo saameynta ay ku yeelan karto ardayda, qoysaska, iyo shaqaalaha.

Hadafka koowaad wuxuu ahaa in loo wareejiyo dugsiyada sare waqti dambe oo bilaw ah iyada oo aan loo galin kharash dheeraad ah oo gaadiidka ah.

Intii lagu gudajiray kulankii Guddiga Dugsiga, Gudiga ayaa u codeeyay 5-2 in wax laga beddelo waqtiyada bilaabitaanka iskuulka. Ma jirin wax go'aan ah oo la xiriira sannad dugsiyeedka la billaabayo.

Liiska waqtiyada la filayo ee dugsi kasta waxaa laga heli karaa websaydhka degmada dugsiga. Guud ahaan, waqtiga cusub ee bilowga iyo dhamaadka dugsiga wuxuu noqon doonaa sidan soo socota:

  • Dugsiga Hoose - 7:45 aroornimo ilaa 2:05 duhurnimo.
  • Dugsiga Sare - 8:35 aroornimo ilaa 3:25 galabnimo
  • Dugsiga Dhexe - 9:20 aroornimo to 4:05 galabnimo

Waxaan soo saaraynaa Gudiga Hagida Waqtiga Bilowga Iskuulka oo hogaamin doona shaqada iyadoo la adeegsanayo howsha guddi-hoosaadka. Marka aan ka soo laabanno fasaxa jiilaalka, kooxo guddi-hoosaadyo ah ayaa billaabi doona doodo waxayna ururin doonaan jawaab celin ku saabsan shaqada na hor taal.

Fadlan ogow in Guddigu ku lug lahaa geedi socod loo dhan yahay si loo gaaro go'aaminta waqtiga billaabitaanka. Sahaminta waxaa loo diray qoysaska, ardayda dugsiga sare iyo shaqaalaha; wadahadallada bulshada ayaa la qabtay ‘Worl Cafe’; waxaa la sameeyay gudi la talin ah; codka ardaygana waa la maqlay - oo ay ku jiraan GWLA (Golaha Waxabarasha ee La-talinta Ardayda).

Isbeddelkani wuxuu waafaqsan yahay ujeeddooyinka Golaha - waxayna keeni kartaa kayd sannadle ah oo ka badan $ 75,000 ee kharashyada gaadiidka. Degmadu sidoo kale waxay ogolaansho ka heshay Guddiga Dugsiga xalay si ay u helaan tixraacyada adeegyada gaadiidka - Marka hawshani dhammaystiranto ayay Degmada iyo Gudigu go’aansan doonaan guga xilliga cusub ee wakhtiyadabilowgu bilaabmi doonaan.

Waxaan kaaga mahadcelineynaa iskaashigaaga joogtada ah sida aan ugu dadaalayno inaan la kulanno baahiyaha shucuurta bulshonimo ee ardaydeenna iyadoo ay ka go'an tahay heer waxbarasho sare oo loo dhan yahay.


Si daacadnimo ah,

Dr. Stephanie Burrage
Kormeeraha Guud ee Ku-meelgaarka ah
Dugsiyada Aagga Robbinsdale

Reeb Talo-bixin